Saturday, May 16, 2020

Mashruuca Internetka ee 2-Africa oo la Daah-furay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta looga dhawaaqay daah furka Mashruuca Xarrigga internetka ee 2-Africa, oo la filayo inuu noqdo mid ka mid ah kuwa ugu dheer xargaha internetka ee badda hoosteeda mara dunida, kaas oo isku xiraya Yurub, Bariga Dhexe iyo 16 dal oo ka tirsan Afrika

from VOA https://ift.tt/3dO74dt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment