Friday, May 22, 2020

Maxaa kasoo baxay kulankii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya?

Kulanka oo khudbado looga dhageysto ergayga QM ee Soomaaliya James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira, ayaa arrimaha looga hadlay waxaa ka mid ah amniga, khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo arrimo kale.

from VOA https://ift.tt/3ec8UVs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment