Wednesday, May 13, 2020

MSF oo ka walaacsan xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya

Hay'adda MSF ayaa ka hadashay dadaalka ku saabsan la-tacaalidda xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya iyo dhibaatooyinka kale ee taagan dalka, sida fatahaadaha. Cabdikariim Daahir Guure waa ku-xigeenka wakiilka hay'adda MSF ee Soomaaliya. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayuu uga warramaya dadaalka ay wadaan.  

from VOA https://ift.tt/35Wkr8A
via IFTTT

No comments:

Post a Comment