Monday, May 18, 2020

Puntland oo dib u fasaxday soo dejinta qaadka

Guddiga ka hor-tagista COVID-19 ee Puntland ayaa sheegay laga bilaabo 18-May in la khafiifiyay go'aanadii bandowga ee saarna deeganada Puntlandiyo iyo soo dejinta jaadka ee dabayaqadii Bishii March ka soo baxay guddiga.

from VOA https://ift.tt/3dVoR2f
via IFTTT

No comments:

Post a Comment