Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay dhinaca waqooyi ee magaalada. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday guddoomiyaha gobolka Mudug ee dhinaca Puntland iyo ilaaladiisa.
from VOA https://ift.tt/2LCdGiQ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment