Wednesday, May 13, 2020

Rag loo xukumay dilka taliyihii ciidamada Gorgor

Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay laba nin oo lagu helay inay ka dambeeyeen dilkii taliyihii ciidamada Gorgor Dhamme Maxamed Suleymaan Abuukar iyo mid ka mid ah ilaaladiisa oo ka dhacay Muqdisho bishii Oktoobar ee aynu soo dhaafnay.

from VOA https://ift.tt/2YUvuOe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment