Monday, May 11, 2020

Roobab ka da'ay Muqdisho oo ay ku dhinteen dad isku qoys ah

Roobab mahiigaan ah oo xalay ka da'ay magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhintay dad rayid ah oo isku qoys ah oo ku noolaa degmada Wadajir.

from VOA https://ift.tt/2YTSbCe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment