Monday, May 18, 2020

Saciid Deni: Waan u aari doonnaa mas'uuliyiinta la dilay

Madaxweynahha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, oo ka hadlay falalka argagixiso ee ku soo noqnoqday Puntland, ayaa sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin ammaanka wax looga qabanayo, una aari doonaan mas'uuliyiinta lagu dilay.

from VOA https://ift.tt/2ZeE8HB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment