Friday, May 22, 2020

Sheekh Shibli oo ka hadlay sida loo ciidi karo ayadoo uu jiro Coronavirus

Musllimiinta dunida gaar ahaan Soomaalida ayaa isku diyaarinaya u-dabbaal degga maalinta Ciidul Fitriga. Waxaa soo baxaya su'aalo badan oo ay dadka Muslimiinta ah ay iska waydiinayaan sida ay u ciidi karaan xilligan adag ee uu adduunka saameeyay cudurka Coronavirus.   Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa arrimahaasi ka wareystay Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed, kuna sugan magaalada Nairobi.    

from VOA https://ift.tt/3gcLXDE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment