Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in maalinta koowaad ee Ciidul Fitri ay tahay maalinta Axadda oo taariikhdu ay tahay 24-ka May. from VOA https://ift.tt/3cV1Mgj via IFTTT
No comments:
Post a Comment