Monday, May 11, 2020

Soomaaliya oo diiwaan-gelisay 35 kiis oo cusub oo COVID-19 ah

Dawladda Soomaaliya ayaa soo gudbisay liiska kiisaaka cusub ee Coronavirus ee dalka laga diiwaan geliyey 24-kii saac ee lasoo dhaafay, kuwaas oo ay sheegtay inay yihiin 35.

from VOA https://ift.tt/3cobM15
via IFTTT

No comments:

Post a Comment