Friday, May 1, 2020

Soomaaliya oo wajahaysa halista fatahaado xooggan

Roobabkii gu'ga ayaa maalmihii la soo dhaafay ka curtay deegaano ka mid ah Soomaaliya, iyadoo ay khasaare gaadhsiiyeen magaalooyinka qaar islamarkaana ay dad ku dhinteen, waxaana hay'adda Save the Children ay ka digeysaa halis xooggan oo kasoo wajahan.

from VOA https://ift.tt/3d2Batl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment