Askari ka tirsan ciidamada booliska ayaa ku dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, oo lala eegtay baabuurka Jeneraal Cali Xirsi Barre "Cali-Gaab". from VOA https://ift.tt/3e69jsu via IFTTT
No comments:
Post a Comment