Afhayeenka Aqalka Cad, Judd Deere, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku yiri "Madaxweyne Trump wuxuu mar kale hoosta ka xarriiqay walaaca ah in faragelinta shisheeyaha ee Libya ay xaaladda uga sii dareyso, iyo baahida loo qabo in si deg deg ah loo qaboojiyo xiisadda."
from VOA https://ift.tt/3efYXqk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment