Tuesday, May 19, 2020

Trump oo ku hanjabay inuu si joogto ah u joojinayo maal-gelinta WHO

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii ku hanjabay inuu si joogto ah u joojin doono maal-gelinta hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO, haddii aysan ballan-qaadin inay horumarro ku sameyn doonto 30 maalmood gudahood.

from VOA https://ift.tt/2ZiZZ0k
via IFTTT

No comments:

Post a Comment