Wednesday, May 13, 2020

Turkey: Imaaraadka waxay qalalaase ka wadaan Libya, Yemen iyo Somalia

Dowladda Turkiga ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeysay inay qas ka wadaan Bariga Dhexe, ayaga oo faro-gelinaya Libya iyo Yemen, iyo sidoo kale Soomaaliya, eedeyntaas oo la filayo inay sare u qaaddo xiisadda labada dal.

from VOA https://ift.tt/2zBISvP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment