Hay'adda QM u qaabilsan carruurta ee UNICEF, ayaa waxay walaac ka muujisay halista Coronavirus ee ay wajahayaan carruurta Soomaalida ee ku nool xeryaha barakacayaasha, kuwaasoo hay'adda ay sheegtay inay xanuunka uga nugulyihiin kuwa aan barakacayasha aheyn.
from VOA https://ift.tt/2Lmb7Bx
via IFTTT
No comments:
Post a Comment