Sunday, May 17, 2020

Waa maxay saameynta COVID-19 ee caafimaadka maskaxda?

Xanuunka COVID-19 ayaa caalamka siyaabo kala duwan u saameeyey, haddii ay noqon laheyd dhaqaalihii oo hoos u dhacay, iyo xannibaado iyo bandow dadka lagu soo rogey oo siyaabo kala duwan u saameysey dalalka adduunka. Haddaba, waxa jirta saameyn dhinaca caafimaadka maanka ah oo uu keeno cudurka COVID-19. Cabdihaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrimahan ka wareystay Dr. Warsan Saalax oo ah dhakhtar ku takhasustay caafimaadka maanka kuna sugan magaalada London, waxaana uu ugu horreyn weydiiyay  saameynta uu xanuunkani ku yeeshay caafimaadka maanka bulshada.  

from VOA https://ift.tt/3cGyQs2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment