Sunday, May 17, 2020

Wararkii ugu danbeeyey ee qaraxa Gaalkacyo

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ku geeriyooday 5 qof oo uu ku jiro gudoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland, sida ay saraakiil u xaqiijiyeen VOA.

from VOA https://ift.tt/2zKodWC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment