Wiilasha suxufigii rer Sacuudi ee la dilay Jamaal Khaashuqji ayaa maanta sheegay "inay cafiyeen" kuwii dilay aabahood, hadalkaas oo taxliiliyayaasha ay ku macneeyeen mid si hubanti ah cafis ugu fidinaya shan qof oo lagu helay dilka, kuwaas oo iminka dil sugayaal ah.
from VOA https://ift.tt/3cUe6xl
via IFTTT
No comments:
Post a Comment