Monday, December 9, 2019

36 Qof oo ku Geeriyooday Fatahaadaha Uganda

Mas'uuliyiinta dalka Uganda ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay daadad socday muddo todobaad ah ay gaartay 36 qof ayna kumanaan qof oo kale ku xanniban yihiin ka dib roobab xooggan oo ku dhuftay gobollada ku yaalla dhanka bari ee dalkaasi.

from VOA https://ift.tt/2P33jah
via IFTTT

No comments:

Post a Comment