Gudoomiye Mike Sonko ayaa ah sarkaalkii u danbeeyey ee dowladeed ee lagu soo oogo dacwado la xiriira musuq maasuq ee dalka Kenya, waxaana lagu eedeeyey inuu ka faa'iiday lacago uu si sharci darro ah ku helay oo gaaraya ilaa 3 milyan iyo bar doolarka Mareykanka ah.
from VOA https://ift.tt/3405jo5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment