Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta oo Sabti ah sheegatay mas'uuliyadda weerar lagu dilay ilaa 8 qof oo ay ku jiraan dhowr askari oo ka tirsan booliska ee Kenya, kaasi oo gobolka Waqooyi-Bari ka dhacay fiidnimadii shalay.
from VOA https://ift.tt/34ZR97S
via IFTTT
No comments:
Post a Comment