Saturday, December 7, 2019

Dad lagu laayay Ciraaq

Saraakiisha dalka Ciraq ayaa sheegay in tirada dadki Jimcihi lagu dilay bannaanbixi Baghdad ay hadda gaartay ugu yaraan 20 qof, halka dhaawacyaduna ay kor u dhaafeen 230 qof.

from VOA https://ift.tt/2Pms3td
via IFTTT

No comments:

Post a Comment