Tuesday, December 3, 2019

Demoqraadiga oo Rasmi u Eedeeyey Trump

Sharci dejiyeyaasha Maraykanka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka ugu eedeeyey "hab-dhaqan xumo iyo caddaaladda oo is hortaagay." Warbixin ay shalay soo saareen guddiyada congresska ee baarista waday ayaa lagu saleeyey baaris bilo badan socotay oo Madaxweynaha lagu waday

from VOA https://ift.tt/2rbhHEr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment