Tuesday, December 3, 2019

Hantida Robert Mugabe oo la Shaaciyay

Qoyska madaxweynihi hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa u gudbiyay maxkamad sare oo ku taalla magaalada Harare cadadka hantida uu ka tagay, taasoo la sheegay in qoysku uu rabo in si sharci ah loogu qeybiyo dhaxalka uu uga tagay Mugabe.

from VOA https://ift.tt/34OTz95
via IFTTT

No comments:

Post a Comment