Monday, December 9, 2019

Guddiga Doorashooyinka iyo Xisbiyada Qaar oo Kulmay

Guddiga Qaran ee Doorashada ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah mas'uuliyiinta xisbiyada siyaasadeed ee qaran, iyadoo weli ay socoto doodda ku saabsan nooca doorasho ee la doonayo in laga qabto Soomaaliya. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.  

from VOA https://ift.tt/2LE6a7x
via IFTTT

No comments:

Post a Comment