Monday, December 9, 2019

Qurbe: Dhalinyarada Qurbaha iyo Dhibaatada Afka Soomaaliga

Ku soo dhowaada Barnaamijka Qurbe. Barnaamijka Qurbe waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada caruurta Soomaaliyeed ee ku dhashay iyo kuwa ku koray qurbaha gaar ahaan dalkaCanada ka haysta ku hadalka Afka Soomaaliga. Barnaamijkan waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Xuseen Nuur Xaaji.  

from VOA https://ift.tt/2PwO2hj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment