Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa hogaamiyayaasha dalalka G20 ka dalbaday inay Africa ka caawiyaan inay la tacaasho Coronavirus, ayaga u sameynaya deyn-cafin, islamarkaana siinaya 150 bilyan oo dollar oo maal-gelin deg deg ah.
from VOA https://ift.tt/2Us9UwE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment