Hawlgalka AMISOM ayaa sheegay shalay inay wareejiyeen mas'uuliyuadda degaan ay ku noolaayen dad rayid ah oo ka tirsan xerada AMISOM, xilli ay jireen eedo ku saabsan xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ka dhacay xaruntaas.
from VOA https://ift.tt/2UuXgx5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment