Barnaamija Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dhaqaalaha dunida, xilli suuqyada saamiyada ay muujinayaan khasaarooyin xooggan oo qaarkood aan sanado badan lagu arag. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.
from VOA https://ift.tt/3diL771
via IFTTT
No comments:
Post a Comment