Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay, xanuuno ay ka sheeganayaan dadka ku nool deegaanada ku dhow dhow dhulka saliidda laga qodayo ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia. Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo diyaarisay soona jeedinaysa.
from VOA https://ift.tt/33aW1qJ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment