Wednesday, March 4, 2020

Bloomberg oo ka haray loolanka doorashada Mareykanka

Duqii hore ee New York Michael Bloomberg ayaa ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Mareykanka, isaga oo taageeray Joe Biden oo hogaaminaya xubnaha dimoqraadiga ah ee doonaya inay kurisga kula loolamaan madaxweyne Donald Trump.

from VOA https://ift.tt/2VMbUSv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment