Thursday, March 12, 2020

Cawad oo faah-faahiyey kulankii Omamo

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyey kulankii uu shalay magaalada Nairobi kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya Raychelle Omamo.

from VOA https://ift.tt/2W5snkX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment