Monday, March 23, 2020

China oo aan laga helin kiisas cusub oo Coronavirus ah

China ayaa ku warrantay in maalinkii shanaad oo xiriir ah aan gudaha dalkaas laga diiwaan gelin wax kiisas ah oo la xiriira cudurka Coronavirus ee caalamka kusii fidaya, kaasi oo markii hore kasoo billowday dalkaas.

from VOA https://ift.tt/2Ua3KCu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment