Wednesday, March 18, 2020

Dowladda Mareykanka oo lacag u direysa shacabka

Dowladda federaalka Mareykanka ayaa dooneysa inay si deg deg ah lacag toos ah ugu dirto shacabka Mareykanka, si ay uga fududeyso culeyska dhaqaale ee kaga imanaya faafitaanka cudurka Coronavirus.

from VOA https://ift.tt/2WoT1W8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment