Monday, March 2, 2020

Erdogan iyo Putin oo xal u raadinaya xiisadda Idlib

Madaxweynha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiista booqan doona Russia, si uu madaxweyne Vladimir Putin ugala xaajoodo xiisadda sii kordheysa ee ka taagan Syria, waxaa sidaas maanta sheegay xafiiskiisa.

from VOA https://ift.tt/2uOhwkk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment