Baarayaal ka socda Mareykanka ayaa Sudan ka caawin doona baaritaanka lagu sameynayo isku daygii dil ee fashilmay ee ka dhanka ahaa ra'iisul wasaare Abdalla Hamdok, waxaa sidaas Arbacada sheegay wasiirka wafaafinta iyo dhaqanka Sudan.
from VOA https://ift.tt/3390r1a
via IFTTT
No comments:
Post a Comment