Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirkadaha sarrifka lacagaha ee Online-ka ee loo yaqaan FOREX, waxa ay yihiin, sida ganacsigoodu u shaqeeyo, maxaa ka run ah faa'iidada ay dadka u ballan-qaadaan, xagee la geeyaa lacagta shacabka laga qaado iyo qodobo kale.
from VOA https://ift.tt/38CT4QH
via IFTTT
No comments:
Post a Comment