Iyadoo shalay Gudiddii Somaliland u saartay ka hortaga cudurka Coronavirus ay soo saareen go'aano lagu yareeynayo isu imaatinka bulshada, ayay qaar ka mid ah dhaqale yahanada ku nool magaalada Hargeysa uga digayaan inay ganacsatada inay ka faa'iideystaan fayruskan. Dhaqaalyahanada ayaa ka digay in ganacsatada ay isku dayaan inay kor u qaadaan badeecadaha daruuriga ah sida raashinka oo kale, waxaanay ugu baaqeen Xukuumadu inay isha ku hayso arrimahan. Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixin arrintaa la xiriirta ka soo diray Hargeysa.
from VOA https://ift.tt/2Wp0tkj
via IFTTT
Wednesday, March 18, 2020
Ganacsatada Hargeysa oo looga digay inay ka faa'iideystaan Coronavirus
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment