Gantaalo ayaa Sabtida maanta ah lala beegsaday saldhigga Taji ee waqooyiga Baghdad kaasi oo saldhig u ah ciidamada iyo kuwa shisheeye ee dalkaasi sida ay ila wareedyo ka tirsan Ciraaq iyo Mareykanka ayaa u sheegeen wakaalada wararka ee AFP.
from VOA https://ift.tt/3cWAWVi
via IFTTT
No comments:
Post a Comment