Thursday, March 19, 2020

Halkuu marayaa qorshaha doorashooyinka Soomaaliya?

Waxaa weli is-mariwaa u dhexeeyaa dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka qaarkood, kaasi oo ku saabsan nooca iyo qaabka ay doorasho uga dhici karto dalka sannad gudihiis, balse guddiga Doorashada Qaran waxay weli ku kalsoon yihiin inay dhici karto.

from VOA https://ift.tt/2Wqy7G9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment