Haweeney 103 jir Iranian ah ayaa kasoo kabatay cudurka Coronavirus, sida ay werisay warbaahinta dowladda, inkasta oo ay jiraan caddeymo xooggan oo muujinaya in dadka da'da ah ay halista ugu xooggan kala kulmaan fayruska.
from VOA https://ift.tt/3d8ZjPM
via IFTTT
No comments:
Post a Comment