Wednesday, March 4, 2020

Heerka Xanuunka Dhimirka ee Somalia

Khubarada caafimaadka ayaa qaba in baahi xoog badan loo qabo adeegyada caafimaadka dhimirka ee dalka Somalia. Sanado badan oo dagaalo sokeeye ah iyo adeegan oo maqnaa ayaa keenay in dad badani la il daran yihiiin xanuunada maskaxda

from VOA https://ift.tt/2VMzZZu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment