Sunday, March 1, 2020

Hoobiyaal lagu weeraray Muqdisho

Wararka ka imanaya Muqdishu ayaa sheegaya in hal qof uu ku  dhaawacmay weerar hoobiyayaal ah oo lala beegsaday degaanka Xalane ee ku dhex yaalla garoonka diyaaradaha Muqdishu.

from VOA https://ift.tt/2Ia8r8w
via IFTTT

No comments:

Post a Comment