Intee le’eg tahay kartida Somalia kula dagaalami karto Coronavirus?
Dawladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhowaaqday in dalka laga helay kiiskii ugu horreeyey ee xanuunka Coronavirus. Haddaba kartida Soomaaliya ee la dagaalanka xanuunkan intee ayey le'eg tahay?
No comments:
Post a Comment