Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden ayaa guul ka soo hooyay codeyntii shalay ka dhacday gobolka South Carolina taasi oo soo nooleyneysa ololihiisa musharaxnimo ee xisbiga Dimuqraadiga, kana dhigeysa ninka ugu adag ee baratanka la gali kara Senator Bernie Sanders
from VOA https://ift.tt/2PRClCT
via IFTTT
No comments:
Post a Comment