Kenya oo laga helay kiiskii koowaad oo Coronavirus ah
Dowladda Kenya ayaa mamnuucday dhammaan dhacdooyinka waa weyn ee bulshada ay isugu yimaadaan kadib markii dalkaas laga xaqiijiyey kiiskii ugu horreeyey ee Coronavirus ah oo lagu arko Bariga Afrika.
No comments:
Post a Comment