Wararka ka imanaya degmada Ceel Waaq oo ka tirsan gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay xalay 10-kii habeennimo ay weerar ku qaadeen goob ay ku taalo mid ka mid ah anteenooyinka, ama taawerka shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud.
from VOA https://ift.tt/39ekdL1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment