Sunday, March 1, 2020

Kenya: Xildhibaano Su'aalo lagu Weydiinayo Nairobi

Wararka ka imanaya Kenya ayaa sheegaya in su'aalo la weydiinayo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo safar qarsoodi ah ku tagay Muqdishu.

from VOA https://ift.tt/2PEhvXr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment